Home Wararka Maanta Sweden oo isbadal ku sameesay Xayiraadaha Saaran 3 Wadan oo Norway ku...

Sweden oo isbadal ku sameesay Xayiraadaha Saaran 3 Wadan oo Norway ku jirto

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT / Kod 10080

Dowladda ayaa ku dhawaaqday wax ka beddello gaar ah oo ku saabsan go’aanka lagu mamnuucayo safarka Sweden ee ka imanaya Boqortooyada Ingiriiska, Norway iyo Danmark.

Laga bilaabo Febraayo 1, dadka qaar ayaa loo oggolaan doonaa inay soo galaan Iswiidhan waxayna kala yihiin:

• Dadka heli doona “daryeel gaar ah”.

Waalidiinta kula kulmaya carruurtooda Iswidhan.

• Dadka sababo bani’aadamnimo leh.

• Kuwa ka shaqeeya .

Intaa waxaa dheer, waxaa jira mid ka reeban kuwa ka shaqeeya iskaashiga difaaca, dowladda ayaa ku qortay war-saxaafadeed.

Isbeddelada ayaa dhaqan galaya Febraayo 1. Waxaa lagu soo warramey in xayiraadda gelitaanka ee saddexdaas dal ay dhaqan galeyso illaa iyo 14-ka Febraayo, laakiin waa la kordhin karaa haddii loo baahdo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here