Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Tansania ” Waa in marka hore la hormariyo Talaalka AIDS-ka , kaneecada iyo kansarka...

Madaxweynaha Tansania ” Waa in marka hore la hormariyo Talaalka AIDS-ka , kaneecada iyo kansarka inta aan la aadin Talaalka Corona”

0

Madaxweynaha dalka Bariga Afrika ee Tansaaniya, John Magufuli, wuxuu aaminsan yahay in ilaahay ka ciribtiray waddanka coronavirus.

waxa uu ka hadlay aragtida uu u leeyahay tallaalka corona ee Hada la hormariyay.

– Haddii “ninka cad” uu ku guuleysto soo saarista tallaallada , waa in marhore la horumariyo tallaalada ka hortagga AIDS-ka , kaneecada iyo kansarka.

– Talaalku ma haboona , ayuu raaciyay isagoo la hadlayay wakaaladda wararka ee AP.

In kasta oo madaxweynuhu aaminsan yahay in awoodaha sare ay ciribtireen cudurka dalka, haddana waxa uu aamisanyahay si adag in arin walbo ay yihiin wixii Alle xagiisa ka yimaada.

Wasiirka maaliyadda ee dalka, Tansaaniya ayaa sidoo kale Allah uga mahadceliyay in Dalkooda uu badbaadiyay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here