Sunday, May 5, 2024

Tirada Corona ee Maalinlaha Caasimada Oslo oo korortay, Xayiraado Cusub oo bilaabanaya

0
Maanta, masuuliyiinta caafimaadka ee Norwey waxay shaaciyeen in 245 kiis oo cusub oo coronavirus ah laga diiwaan galiyay caasimada Oslo 24kii saac ee la...

Norway oo Xuduudeeda u fureysa Dadka Sweden ee ka shaqeeya Wadankeeda

0
Dowlada Noorweey ayaa ku dhawaaqday jimcaha laga bilaabo 1-da Maarso, dadka safarka ah ee ka yimid Sweden iyo Finland ee ka shaqeynaya Norway ay ka gudbi doonaan...

Norway oo 11 Sano ku xukuntay nin dilay Hooyadiis

0
Waa nin 34 sano jir ah oo sanadkii hore bishii Septemper kudiley hooyadii Byåsen oo katirsan magaalada Trondheim ee dalka Norway. Ninkan ayaa lagu xukumay...

Qoys Somali ah oo laga saaray Gurigooda 1,5 Milyan Kr oo loo aruuriyay markii...

0
Aabe Somaliyeed iyo Xaaskiisa iyo 5 Caruur ah oo ay dhaleen ayaa dhawaan laga saaray guri ay daganaayeen oo ku yaalla Caasimada Oslo ee...

Norway oo Tarxiishay Darawal Gaarigiisa ku xiriwaayay Lugaha Barafka (vinterdäck)

0
Booliska Norwey ayaa masaafuriyay darawal kaxeynayay gaari Nuuca Xamuulka oo aysan ku xirneyn lugaha Barafka magaalo ku taal Arctic Circle. Muwaadinkan ajnabiga ah ayaa labo...

Barlamaanka Norway oo go’an kasoo saaray go’aanada Tarxiilka ee Hay’ada UNE

0
Barlamaanka Dalka Norway ayaa isku raacay in dib loo dhigo go'aanada Tarxiilka ee Hey'ada UNE ku sameyso dadka Qaxootiga ee ku nool Dalka kuwaasi...

Caasimada Oslo Waxaad heleysaa 5,000 kr hadii aad iibsato Basakiilka Korontada

0
Sannadkii 2020, Oslo waxay ku dhawaaqday inay siinayso muwaadiniinta adeegsiga baaskiiladaha korontada ku shaqeeya. go'anka ayaa salka ku haya dhanka Cimilada waxana dad badan ay heleen lacag...

Norway oo Mar kale u kordhisay Dadka Shaqo la’anta Mudada lagu helo Lacagta Dagpengar-ka

0
Dawladda Norway waxay soo jeedisay in dadka qaata lacagta shaqo la'aanta ee, laga bilaabo 1 Noofambar 2020, ay gaareen muddada ugu badan ee lacagta...

Sweden oo isbadal ku sameesay Xayiraadaha Saaran 3 Wadan oo Norway ku jirto

0
Dowladda ayaa ku dhawaaqday wax ka beddello gaar ah oo ku saabsan go'aanka lagu mamnuucayo safarka Sweden ee ka imanaya Boqortooyada Ingiriiska, Norway iyo Danmark. Laga bilaabo...

Caasimada Oslo iyo Degmooyinka u dhow oo la xiray guud ahaan ( Akhriso Sharciyada...

0
Norway waxay si awood ah u xirtay guud ahaan Caasimada Oslo Sababo la xiriira Coronaha Cusub waxana Sharciyada Cusub iyo Xiritaanka uu yahay mid...