Thursday, April 25, 2024

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Dadka ka imaanay Safarada Dibada ee Karantiilka galaya

0
Qof kasta oo fasax ku maqnaa dalka dibadiisa waa inuu karantiil ku ahaadaa Hotel ilaa uu ka helayo baaritaanka coronavirus . Taasi waxay dhici...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida ay dib ugu celisay Dalkooda

0
Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Booliska ayaa soo bandhigay tirada Somalida ee dib looga celiyay Dalka Norway kuwaasi oo gaaraya 192 Qof oo Somali...

Norwey oo bilaabeysa qorshe cusub oo kaalmo lagu siinayo shaqaalaha ajaanibta ah ee Sweden...

0
Shaqaalaha ajaanibta ah ee aan u shaqo tagin Norway sababo la xiriira xannibaadaha loo yaqaan 'coronavirus' ayaa heli doona kaalmo aga bilaabo 29ka Janaayo. “Tan...

Erna Solberg: oo Shacabka Norway u sheegtay Talaabada ay Dowlada Qaadeyso hadii aan lagu...

0
Haddii cadaadiska caabuqa uusan dhaqso hoos ugu dhicin, dowlada Norwey waxay soo saari doontaa talaabooyin cusub sida sharciga masaafada laba mitir ah, ugu badnaan...

Norway oo diiwaangalisay Sanadkii hore Tirada ugu yar ee Guurka ka dhacay Wadanka tan...

0
Waxaa Norwey ka dhacay 16,200 guur sanadkii 2020, waa 19% hoos udhac ah sanadkii hore. Tirada aroosyadu aad uma yarayn ku dhowaad 100 sano. Sababta hoos...

Booliska Caasimada Oslo oo Xiray Goob Dukaan ah oo ku taalla Xaafada Grønland

0
Caasimada Oslo ee Norway Waxaa Saaran Xayiraado dheeri ah kadib markii Xanuunka uu ku soo batay waxana Booliska ay kormeen xoogan ku sameenayaan goobaha...

Mustafa Hasan oo loo sheegay Fursada ugu danbeysay ee uu heesto iyo bisha ay...

0
1-da Luulyo ayaa suuragal ah in la arko dhamaadka nolosha Mustafa Hasan ee Norway. Diidmada ogolaanshiyaha joogitaankiisa sanadka 2019 ayay bilaabatay, marar badan ayaa...

Qiimaha guryaha ee Norway oo sare u kacay 2% bishii Febraayo

0
Qiimaha guryaha ayaa kor u kacay 2% bishii Febraayo. qiimaha guryaha ee Norway wuxuu sare u kacay 9.7% labadii iyo tobankii bilood ee la...

Dhageyso:- Fartuun oo markii labaad la talaalay kana hadleysa wixii ay dareentay Talaalka kadib

0
Norway ayaa wada talaalka Corona waxana Talaalkaasi qaatay dad badan oo Somali ah inkastoo somalida badankeeda ay u arkaan in Talaalka uu dhibaato keeni...

Booliska Norway oo gudaha u galay Labo Maqaaxi oo Somali leedahay

0
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa xalay qaab roondo ah u gaaray Xaafadaha Ajaanibta halkaasi oo ay gudaha u galeen ku dhawaad...