Home Wararka Maanta Norway: Qofkii Safro Hoteel ayaa la dajinayaa isaga ayaana iska bixinaya Qarashka

Norway: Qofkii Safro Hoteel ayaa la dajinayaa isaga ayaana iska bixinaya Qarashka

0

Dowlada Norway ayaa ku jirta dadaalkii ugu xooganaa ee ku aadan Xanuunka Corona oo aad ugu fiday guud ahaan wadanka waxana Talaabadii ugu danbeysay Dowlada kaga hadashey dhanka Safarka.

Dadka Safra gaar ahaan Safar aanan Muhiim aheyn waxay dagidoonaan Hotel marka ay dib ugu soo laabtaan wadanka lacagta hoteelkana iyaga ayaa iska bixindoonaa mudada ay ku jiraan Karantiilka.

Norway ayaa guud ahaan shacabka wadankeeda kula talineysa in aysan u safrin wadanka banaankiisa hadii safarkaasi uusan aheyn mid muhiim ah.

dhanka kale xaalada Corona ee Wadanka Norway ayaa aad u sii kordheysa waxana isbitaalka Oslo la dhigay bukaanadii ugu tirada badnaa kuwaasi oo laga helay kiisaska Corona.

Somaliska Oslo

Xigasho/norway today

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here