Home Wararka Sweden Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,

Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,

0

Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga.

Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo Axad Maarso 28th.

Markaad seexanaysid, saacad ayaa lagu daridoonaa . Markaas waqtiga waa sax markii aad toosto.

Saacadaha kombiyuutarada iyo taleefoonada gacanta badanaa wey isbadalaan. Ma aha inaad badasho.

Dad badan oo Caalamka ayaa aad uga soo horjeeda in saacada la badalo taasi oo dhibaato xoogan ay ku qabaan guud ahaan qaarada yurub ayaana saacada laga badalidoonaa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here