Home News in English Norway oo Sharciyo Cusub soo Saartay Dadka Qaar oo 5 Sano sugaya...

Norway oo Sharciyo Cusub soo Saartay Dadka Qaar oo 5 Sano sugaya Deganaansha

0

Hay’ada UDI oo arimaha soo galootiga u qaabilsan Wadanka ayaa cusbooneysiisay Sharci horay u bilowday.

Sharciyada ayaa la xiriira mudada ay qofka ku qaadaneyso Sugitaanka Sharciga Deganaansha wadanka kaasi oo horay u soo baxay lakin hada waxaa lagu sameeyay isbadal.

Qaar kood ayay ku qaadandoontaa Mudo Shan Sano ah Halka kuwa kale ay ku qaadandooto  Saddex Sano.

Dadka Sharciga Deganaanshaha sugaya 5-da Sano

1 Dadka Heesta Sharciga ku meel gaarka Basaboorka Cagaaran.

2 Dadka Sharciga lagu siiyay Bini-aadantinimada.

3 Dadka Norway loo keenay Qaxooti ahaanta.

4 Qof Norway lagu keenay Qoys ahaan lakin sharuud ku xiran qofkaan ayaa ah in uu keenay Dadka aan soo xusnay qof kamid ah.

Dadka Sharciga Deganaanshaha sugaya 3-da Sano

1 Qofka Xaga u leh Sharciga Deganaansha lakin Deganaanshaha codsaday ka hor Febraayo 2021.

2 Qof Norway Qoys ahaan lagu keenay uuna Dacwada ka caawiyay Qof heestay Deganaansha ka hor inta uusan Norway imaanin.

3 Qof Norway Qoys ahaan loo keenay in uu u Dacwooday Qof heesta Dhalashada wadanka,

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here