Home News in English Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida ay dib ugu celisay Dalkooda

Norway oo soo bandhigtay Tirada Somalida ay dib ugu celisay Dalkooda

0
Foto: Heiko Junge / NTB

Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Booliska ayaa soo bandhigay tirada Somalida ee dib looga celiyay Dalka Norway kuwaasi oo gaaraya 192 Qof oo Somali ah.

Tirada la celiyay 11 Qof kamid ah ayaa laga dajiyay Magaalada Muqdisho waxana 5 kamid ah ay Norway iskaga dhiibeen qaab magangalyo doon ah halka tirada kale loo Cuskaday sababo gaar ah.

Booliska ayaa Tirada kale ee soo hartay waxana uu sheegay in Dib loogu celiyay Dalalka Yurub.

Tirada Guud ee Dadka la celshay Sanadkii hore ayaa gaareysa 10,041 Qof waxana lagu celiyay wadamo badan oo caalamka iyadoo liiska uu u qoran yahay sidan.

Sweden 2345 Qof

Somalia 192 Qof

Roomaaniya 1079 Qof

Poland 754 Qof

Lituenia 392 Qof

Suuriya 383 Qof

Germany 362 Qof

Afganistan 267 Qof

Ukraine 265 Qof

Ciraaq 232 Qof

Ruushka 202 Qof

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here