Home Wararka Denmark Liiska Lix Dal oo joojiyay Talaaalka AstraZeneca Madama Dadka lagu talaalay lagu...

Liiska Lix Dal oo joojiyay Talaaalka AstraZeneca Madama Dadka lagu talaalay lagu arkay Dhiig Xinjirowga

1

Dhowr waddan oo aan ku jirin Danmark ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee ka socda AstraZeneca, ka dib kiisaska dhiig-xinjirowga lagu arkay dadkii lagu talaalay, wax yar uun ka dib markii ay ku xanuunsadeen tallaalada .

Wadamada ayaa kala ah Austria, Estonia, Lithuania, Luxembourg iyo Latvia. Waxay ku wargelinaysaa Euronews sida uu sheegayo Ritzau.

Ma cadda in tallaalku uu leeyahay sababta tooska ah ee xinjirowga dhiigga.

Lasoco Wixii ku soo kordha

Somaliska Denmark

Xigasho/DK

AD

1 COMMENT

  1. Waa sax aniga ayaa beryahaan isku arkay lugta oo i kabaabayoota markaan cabaar fadhiyo sidoo kale habeenkii gacanta oo i ka aabiyootaan soo kacaa talaalka qeybta hore ayaan qaatay qeybta labaad weli ma qaadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here