Home Wararka Maanta Norway ”Goobta Shaqada ma imaan karaan Somalida aanan Wadan Warqada Tijaabada Corona”

Norway ”Goobta Shaqada ma imaan karaan Somalida aanan Wadan Warqada Tijaabada Corona”

0
Photo: Ole Berg-Rusten / NTB

Dowlada Norway ayaa ku jirta dadaalo ay ku bixineyso ka horgata Xanuunka Corona ee sida aadka ugu faafay Caalamka Waxana taasi ay keentay in Degmooyinka qaar ay soo saaraan sharciyo Cusub iyo amaro gooni ah.

Kamuunka Degmada Stavanger ayaa soo kordhiyay in Dadka asal ahaan kasoo jeeda Somaliya ay keenaan warqada Cadeynta ee qofka in uusan qabin Corona si uu shaqada u sii wato.

Xaruumaha Dowlada ee Degmada ayaana arintaasi sabab uga dhigay Somalida halkaasi ku nool oo dhawaan laga helay Xanuunka Corona.

Somalida ku nool Stavanger ayaa arintaasi u arka mid Faquuq ah isla markana iyaga oo kaliya lagu bartilmaameydsaday sida uu sheegay Cabdi/Raxmaan Macalin Cumar oo kamid ah Dadka ku nool Degmada isla markana Madax u ah ururka Minoritits Ungdom.

isagoo la hadlayay NRK ayuu sheegay in ay lasoo xiriireen dad badan oo arintaasi ka walaacsan.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here