Home Wararka Maanta Norway oo soo saartay Degmooyinka ku horeeya Talaalka Corona ee bilaabanaya

Norway oo soo saartay Degmooyinka ku horeeya Talaalka Corona ee bilaabanaya

0

Norway ayaa shaacisay in 26 bisha December uu bilaabanayo Talaalka Corona kaasi oo durba soo gaaray wadamada Yurub badankooda.

Dowlada ayaa soo saartay liiska degmooyinka uga horeeya talaalka dhawaan bilaabanaya waxaana kamid ah.

Caasimada Oslo, Ringsaker, Hamar, Stange, Sarpsborg, Fridrikstad, iyo Hvaler sababta loo doortay degmooyinka ayaa ah in ay yihiin meelaha uu xanuunka sida aadka ugu faafay.

Sida Hay’ada Caafimaadka ay sheegtay Caasimada Oslo ayaa ugu sii horeysa halkaasi oo Xanuunka uu si xoogan ugu faafay.

Dowlada Norway ayaa balaarisay Dadaalka looga hortagayo xanuunka Corona waxana jira Sharciyo cusub oo dowlada soo saartay kuna saabsan ilaa sanadka cusub

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here