Galabnimada Talaadada, Dowlada Hoose ee Oslo ayaa ka bilaabi doonta degmada Bjerke talaalka 18-jirka.
Bjerke waa mid ka mid ah degmooyinka laga helay tallaalada dheeraadka...
Jimmie Åkesson hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna ayaa u sheegay GP in xisbigu ka saameyn badanyahay wixii uu ku taamayey, tan iyo markii xisbiga loo doortey...
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa marti ku ahaa dhamaadka barnaamijka todobaadka Järva oo sanadkan loo qabtay qaab muuqaal ah madama uu jiro xanuunka...
iyadoo xanuunka Corona uu ka jiro dalka Sweden isla markana uu saameyn ku yeeshay nolosha caadiga waxaa saameyntaasi kamid ah dalbashada basaboorka weyn.
dadka heesta...
Waxaa jira Sharci Cusub kaasi oo la xiriira habka shirkadaha wadanka u kireenayaan guryaha waxana sharciga uu dhigayaa in Shirkadaha ay si xur ah...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa laga xiray Akoonada uu ku lahaa baraha Facebook iyo Instagram.
Shirkada Facebook oo iska leh sidoo kale Instagram ayaa maanta...
markii ugu horeesay sanadkan waxaa taageerayaasha loo ogolaaday daawashada kubada cagta ee gudaha sweden.
Ciyaarta ugu horeesay ayay caawa daawadeen taageerayaal gaaraya 300 boqol kuwaasi...
Dowlada Germalka ayaa fududeeneysa safarada uga umaanaya Dalka Sweden laga bilaabo maalinta Axada ee nagu soo wajahan.
Dowlada ayaa gaartay go'ankaasi madama Sweden uu hada...
Waxaa lagu jiraa todobaadka Järva oo ah todobaad looga hadlo arimaha siyaasada iyadoo ay ka qeyb galaan siyaasiyiinta Barlamaanka ee xisbiyada wadanka.
inkastoo todobaadkan uu...
bisha may waxay Sweden u aheyn bil halis ah marka la eego toogashooyinka ay isku geestaan kooxaha gangiska.
ku dhawaad 34 toogasho ayaa dhacday bisha...














