Home Wararka Maanta Imiso Cisho ayay kugu qaadaneysa helitaanka Basaboorka Sweden

Imiso Cisho ayay kugu qaadaneysa helitaanka Basaboorka Sweden

1

iyadoo xanuunka Corona uu ka jiro dalka Sweden isla markana uu saameyn ku yeeshay nolosha caadiga waxaa saameyntaasi kamid ah dalbashada basaboorka weyn.

dadka heesta basaboorka weyn ee uu ka dhacay isla markana doonaya in ay dib u dalbadaan waxay ku qaadaneysaa mudo 7 isbuuc ah.

Sida uu ku waramayo Per Engström oo masuul ka ah qeybta booliska ee dhanka Basaboorka caadiyan dadka dalbada basaboorka waxaa loogu tala galay in ay ku helaan mudo labo isbuuc ah.

taasi badalkeeda waxay maanta dadka ku qaadaneysaa mudo ka badan inta loo qorsheeyay waana culees xoogan madama ay jiraan dad doonaya in ay safraaan

ku dhawaad nus malyan sweden ah ayaa doonaya in ay dalbadaan basaboorka kuwaasi oo codsiyaa dalbanaya waxana ay ka cabsi qabaan culeyska soo wajahaya marka ay dalbadaan.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here