Saturday, June 27, 2026
Dalka Sweden marka la eego wadooyinka ma lahan Koontarool badan oo lagu Hubiyo Xawaaraha ay ku socdaan Gawaarida. Iyadoo taasi ay jirto Booliska Sweden ayaa...
Websaytka Xafiiska Shaqada waxaa xilligan ka jira dhibaatooyin xagga farsamada ah oo ka dhigaya shaqada mid gaabis ah oo ay adag tahay in la...
Ylva Johansson oo ka tirsan Gudiga Midowga Yurub ee Arimaha gudaha ayaa ka hadashey dhibaatada ka dhalatay sharciga dhawaan uu Ansixiyay Barlamaanka Denmark. Sharcigan oo...
Dowlada Giriiga gaar ahaan Maxkamada ugu sareesa dalkaasi ayaa 10 sano ku xukuntay 4 Qof oo ah qaxooti kuwaasi oo iska dhiibay wadanka kana...
Xukun 21 sano ah ayaa lagu xukumay hooyo dhalinyaro ah oo dishay labo caruur ah ay dhashay iyadoo xukunka lagu gaaray Maxkamada Oslo ee...
Kormeerka Iskuulada Iswiidhan wuxuu xiray labo iskuul oo ku yaal Örebro oo ay maamusho mu’asasada Al-Azhar ee magaalada, kadib markii laamaha amaanka (Säbo) ay u arkeen caruurta labada iskuul inay qatar ugu jiraan xagjirnimada iyo...
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden ayaa sheegtay in tiro ka mid ah haweenka ISIS ee haysta dhalashada Sweden iyo carruurtooda dib loogu celin doono Sweden oo laga soo celin doono xeryaha ku...
Hooyo ku nool Göteborg ayaa ka cabaneysa in cunugeeda oo 4 jir ah, lagu qasbay inuu ka qeyb galo ciyaar ka koobneyd “faraxumeyn galmo” iyada oo...
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka hadlay xaruunta Barlamaanka maanta gaar ahaan dooda Barlamaanka ayaa diirada saaray arimaha rabashada ka jira wadanka. Löfven ayaa...
Georgian Kristina Oztok  waa hooyo 23 sano jir taasi oo hada ku riyooneysa in ay dhasho caruur gaareysa 100 caruur ah sida ay u...