Home Wararka Maanta Norway: Imaam Masjid oo Imaamnimadiisa looga Ceyriyay Qoraal uu soo dhigay Facebook

Norway: Imaam Masjid oo Imaamnimadiisa looga Ceyriyay Qoraal uu soo dhigay Facebook

0
Foto: Peter Mydske/Drammens Tidende

Nuur Axmed Nuur ayaa Qoraal uu soo dhigay Barta Facebook looga ceyriyay imaamnimadiisa Masaajidka Minhaajul Quraan.

Imaamka ayaa 12 sano imaam ka ahaa masjidka lakin dhawaan ayuu barta Facebook soo dhigay Qoraal uu wax kaga sheegay Yuhuuda iyo Dowlada Israel.

Maamulka Masaajidka oo ku yaalla Daremmen ayaa go’an soo saaray in shaqada imaamnimo laga joojiyo imaamkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray maamulka in Qoraalka uu ahaa mid aan loo dulqaadan karin.

Dad badan oo Baraha Facebook iyo Twitterka waxa uga sheegay Yahuuda ayaa la joojiyay akoonkooda.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here