Home Wararka Maanta Göteborg oo qof lagu toogtay Caawa

Göteborg oo qof lagu toogtay Caawa

0

Wararka laga helayo Agnesberg oo ku taalla dhanka waqooyi ee Caasimada Götenborg ayaa sheegay in halkaasi lagu toogtay qof.

Falka ayaa dhacay abaaro 19:00 pm fiidnimo markaasi oo booliska heleen digniin muujineysa toogashada dhacday.

Afayeen u hadlay booliska Christer Fuxborg ayaa sheegay in hada ay bilaabeen xog aruurin ku aadan kaamirooyinka iyo dadka goobta ka agdhawaa.

Caasimada Götenborg ayaa kamid ah meelaha ay ka dhacaan toogashooyinka ay isku geestaan kooxaha kala duwan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here