Home Wararka Finland Hampalyo Dhalashada Sanadka Cusub ee Islamka 1443H

Hampalyo Dhalashada Sanadka Cusub ee Islamka 1443H

0

Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah.

Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada sanadka cusub waxaana Alle ka baryeeynaa in uu Sanadka danbe nagu gaarsiiyo Farxad iyo Baraaro.

Bahda Somaliska.com waxay idin balan-qaadeysaa tabinta warar xiiso leh oo dabooli kara baahidaada wararka Caalamka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here