Home Wararka Caalamka Xisbiga Social Democracy ee Germany oo ku soo kordhaya Doorashada Wadanka

Xisbiga Social Democracy ee Germany oo ku soo kordhaya Doorashada Wadanka

0
Photo: Michael Sohn / AP / TT

mudo bil iyo bar ayaa ka harsan marka la filayo in ay dhacdo doorashada Wadanka Germalka.

Ka hor doorashada Waxaa la sameeyay labo doorasho oo hordhac ah taasi oo laga qaaday dadweynaha kala duwan ee wadanka.

Labada Doorasho ayaa muujinaya in Xisbiga Social Democracy uu kaga horeeyo xisbiga kale ee Dowlada hada dhisan Christian Democrats oo ay hogaamineyso Angela Merkel.

Angela Merkel ayaa horay taageero badan ugu heesatay Dadweynaha kala duwan ee wadanka lakin xaalada Corona iyo siyaasada kale ee Qaxootiga ayaa keentay in ay hoos u dhacaan taageeraheeda wadanka.

Doorashada dhawaan dhaceysa ayaana la filayaa in isbadal xoogan ay ku sameyn karto siyaasada wadanka ee hada jirta.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here