Saturday, June 27, 2026
Dalka Norway gaar ahaan Degmada Elverum waxaa ku soo dhamaatay dhageysiga Dacwad lagu qaadayay Aabe iyo labo Caruur oo uu dhalay. Aabaha iyo Caruurta ayaa...
Dowlada Denmark ayaa soo saartay qorshe dhibaato ku ah Dadka ajaanibta ee ku sugan Dalkaasi waxana ugu danbeeyay Sharciga Qaxootiga lagu dajinayo wadan ka...
Intii u dhaxeysay 2010 iyo 2019, dad badan ayaa la soo sheegay inay u dhinteen kansar iyo cudurada sanbabada ee Norway marka loo eego...
Wararka laga helayo Caasimada Göteborg ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof 30 sano jir ah. Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Hammarkulletorget ee Götenborg sida...
Xubnaha Barlamaanka Dalka Sweden oo ka kooban 349 xubnood ayaa looga yeeray xaruunta Barlamaanka Dalka maalinta isniinta. 349 Xubnood ayaa la filayaa in ay codkooda...
Xaalada Siyaasada Sweden ayaa mar kale dib u soo laabatay markii Xisbiyada ka jira Dalka qaar kamid ah kasoo horjeesteen xukuumada hada taagan. Maalinta Isniinta...
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa maanta ku dhawaaqay go'ankooda ugu danbeeyay ee ah in ay kalsoonida kala noqday dowlada uu hogaaminayo Raisal Wasaare Stefan. Go'anka Xisbiga ayaa...
Nin iyo haweeney ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday bartamaha magaalada ku taal galbeedka Jarmalka ee Espelkamp, ​​ruuxii toogashada geestay ayaa ku jira baxsad...
Dowlada Sweden ayaa maanta cadeesay dadka heli kara Basaboorka ama shahaadada Corona ee loogu tala galay dadka safraya. Wasiirada Arimaha bulshada Lena Hallingren ayaa cadeesay...
Barlamaanka Sweden ayaa isbadal ku sameeyay tirada Xubnaha ku kulmi kara Xaruunta Barlamaanka taasi oo ka dhalatay Xanuunka Corona. Barlamaanka ayaa hada go'an saday in...