Home Wararka Caalamka Jake Davison oo toogasho ku dilay Lix Qof oo ay ku jiraan...

Jake Davison oo toogasho ku dilay Lix Qof oo ay ku jiraan Hooyadiis, iyo Walaalkiisa

0

Nin hubeysan ayaa dilay Lix qof magaalada Plymouth ee dalka Ingiriiska, sida ay booliisku sheegeen.

Jake Davison, oo 22 jir ah, ayaa isaga laftiisii is dilay. iyadoo dadka uu dilay ay ku jiraan hooyadiisa iyo walaalkiis

Ninkan ayaa marka hore Qoyskiisa dhibaatada u geestay ka hor inta uusan dadka kale ku dhibaateen hareeraha wadada.

Dilka waxaa ka hadlay Raisal wasaaraha Wadanka isagoo u tacsiyadeeday kuwa dhibka uu soo gaaray.

Somaliska UK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here