Home Wararka Maanta Sweden oo War kasoo saartay Sharciyada Jira ee Corona kuwaasi oo ku...

Sweden oo War kasoo saartay Sharciyada Jira ee Corona kuwaasi oo ku eg Bisha september

0
FOTO: JONAS EKSTRÖMER/TT

Sweden ayaa wali waxaa ka jira sharciyada badan kuwaasi oo laga soo saaray xaalada Corona ee wadanka ka jira.

Sharciyada ayaa badankooda waxay ku egyihiin bisha September lakin dowlada ayaa hada wada qorshe lagu dheereenayo sharciyada hada jira.

inkastoo Sharciyada kuwooda muhiimka la qaaday hadana kuwa kale ee jira dowlada Waxay dooneysa in ay sii socdaan ilaa bisha January ee sanadka kale.

Xaalada Corona ee Wadanka ayaa ah mid hooseysaa tan iyo markii lasoo saaray talaalka cusub iyadoo Dadka swedhishka badankooda la talaalay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here