Sunday, May 19, 2024

Qaxootiga diidmada heesta in laga Caawiyo Sharciga ayaa kamid ah Sharciyada Cusub ee Midowga...

0
Midowga Yurub waxa markan u soo jeestay Xaalada Qaxootiga Yurub oo noqotay hadal heynta ugu badan ee warbaahinta yurub aad uga hadleen isbuucii lasoo...

Sanad Kale ayay xirnaanayaan Albaabada Hore ee Busaska laga raaco

0
Laga soo bilaabo Maarso, albaabada hore ee basaska ayaa la xiray. Waxayna sii socon doontaa mudo sanad kale ah. Sharcigu waa inuu ka ilaaliyaa qofka baska...

Xisbiyada Sweden oo dalbanaya in lacagta kaalmada loo kordhiyo kooxaha halista u ah Coronavirus

0
Qaar badan oo ka mid ah xisbiyada baarlamanka ayaa hadda dalbanaya in loo kordhiyo lacagta kaalmada ku meel gaarka ah ee ay heli karaan...

Sharciyada Cusub ee ka bilaabanaya Sweden oo wal-wal laga qabo

0
Sida Dowlada shaacisay waxaa isku imaan kara 8 qof oo kaliya marka ay timaado goobaha ay ku kulmaan dadweynaha sharciga ayaana dhaqan galaya 24...

Waalidiinta Sweden oo soo wajahay Wal-wal dhanka Caruurta Ah

0
Dhawaanahan Waxaa Sweden ka taagan wal-wal soo wajahay waalidka Ajaanibta ee Caruurta ku heesta Dalka kuwaasi oo dhibaato ka dareemaya dhanka Adeega Bulshada oo...

Dowlada Sweden oo go’an ka gaartay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo Xilkiisa Dhacayo

0
Dawladdu ayaa go’aansatay in aan loo kordhin xilka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka, Michael Rebenvik, si uu xilka uga tago dhammaadka May ee soo...

Hakad weyn oo ku yimid isu socodkii basaska ee koonfurta Stockholm

0
Dhowr waddo oo bas ah ayaa la hakiyay koonfurta Stockholm taasoo ka dhalatay baraf xooggan oo da'ay. Jidadka basaska ee Handen, Jordbro iyo Tyresö ayaa...

Turkiga oo sheegay in Sweden ku Fashilmatay joojinta gubista Quraanka

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa ka hadlay dabkii dhawaan lagu gubay qur’aanka kariimka ah , isagoo sheegay in ku guuldaraysiga Stockholm ee joojinta gubista qur’aanka...

Qowmiyada Eritrean-ka oo Markale isku Farasaaray Dalka Canada

0
Dhacdo lamid ah tii ka dhacday Dalka Sweden gaar ahaan inta u dhaxeysa Xaafadaha Tensta iyo Rinkeby ayaa ka dhacday Dalka Canada kadib markii...

Afar Qarax oo Xalay ka kala dhacay Dhoor Magaalo oo Sweden ah

0
Qaraxyo ayaa ka dhacay dhowr magaalo habeenkii xalay kuwaasi oo ka dhashay qasaaro kala duwan. Nyköping, waxaa ka dhacay Qarax dhismo la deggan yahay. Waxana...