Wednesday, May 1, 2024

Migrationsverket-ka oo soo saaray Tirada Qaxootiga laga joojinayo Lacagaha isla markana laga saarayo Guryahooda.

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay xukunka Maxkamada laanta Socdaalka oo dhigaya in 400 boqol  oo Qof laga saaro guryaha ay daganyihiin isla...

Mareykanka oo joojiyay Duulimaadka Diyaaradaha kaga imaanaya Yurub Mudo bil ah

0
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...

Guryaha la dajiyo Qaxootiga Ku Cusub Sweden oo laga joojiyay Degmooyinka Qaar ee Gobolada

0
Degmooyinka Sweden qaarkood ayaa joojiyay isla markana hakiyay Guryaha la dajiyo Qaxootiga ku cusub Dalka go'ankaasi oo ah mid ku meel gaar. Go'anka lagu hakiyay...

Sweden oo dhaqaatiirta uu ku dhacay Coronavirus ku amartay in ay sii shaqeeyaan (Times)

0
Habka ay Swedish-ku ula xaalayaan caabuq sidaha koroonaha ayaa dunida dood culus ka dhaliyey, taasoo ay ay aad u hadal hayso saxaafadda adduunku, iminka...

Stefan Löfven oo khudbadiisa Maalinta Shaqaalaha kaga hadlay arimo badan oo muhiim ah

0
Raisal wasaaraha Sweden ayaa maanta jeediyay khudbadiisa maalinta shaqaalaha waxana uu shacabka sweden kala hadlay barta facebook-ga iyo youtube isagoo soo hadal qaaday xaalada...

Lacagta Kaamirada Wadooyinka (trängselskatten) oo laga joojinayo wadooyinka Stockholm iyo Gotenborg

0
kadib codsi ka yimid Maamulka Caasimadaha Stockholm iyo Gotenborg ayay dowlada ku hoolan tahay joojinta kaamirooyinka ku dhaca gawaawirada ee ku xiran wadooyinka kuwaasi...

Sweden oo kordhisay Xayiraada saaran Safarada dibada ee Midowga yurub ka baxsan

0
Dowlada Sweden ayaa raacday soo jeedinta Guddiga Yurub waxayna sii dheereesay xayiraadda soo gelitaanka safarada ka baxsan Midowga Yurub, ilaa 30ka Juun. Sida ay...