Thursday, April 30, 2026

Midowga Yurub oo doonaya in la yareeyo lacagta ku baxda Caawinta Qaxootiga..

0
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...

Lindesberg 90 sano jir sugayay goobta xanaanada mudo hal sano ah..

0
iyadoo qofka qaba xanuunka ama waayeelka ah loo sameeyo xanaano gooni ah dalka sweden ayaa mid kamid ah dadkaasi oo qaba xanuunka waalida waxay...

Dowlada Norway oo Mamnuuceysa indho-shareerka lagu dhigto goobaha Waxbarashada..

0
Dowlada Norway ayaa wada shari dhigaya in aan goobaha waxbarashada lagu dhigan karin indho-shareerka. Qorshahan ama Hinsidahan ayaa dowlada go.ankeeda soo saartay waxana la filayaa...

Norway oo ogolaansho Shaqo siineysa Dadka ku jira kaamamka Qaxootiga..

0
Dalka norway ayaa bilaabaya qorsho cusub kaasi oo ku aadan qaxootiga ku sugan dalkaasi ee ku sugan Kaamamka Qaxootiga. Dowlada ayaa sheegtay in Qofka ku...

Sharciyo Cusub oo lagu kordhiyay imtixaanaadka iskuulada Sweden ee Dowlada..

0
Dowlada Sweden gaar ahaan laanta iskuulada ee Skolverket ayaa soo kordhisay sharicyo cusub oo ku aadan imtixaanaadka qaranka ee la qaado. Sharciyada cusub ayaa yimid...

Qishka Lagu Sameeyo Imtixaanka Teoriga Gaariga oo leesku Ciqaabayo..

0
Somaliska 21 May - gudaha Sweden dad badan ayaa qisha imtixaanka loo maro helista Sharciga lagu wado gaariga. Qishka ayaa si gooni ah waxaa loogu...

Kamuunka Stockholm oo bixinaya Dawo loogu tala galay Variska HIV-Aidska..

0
Bulshada ku nool Caasimada Sweden ayaa heli kara Daawo loogu tala galay Kahortaga Variska Dhaliya Cudurka HIV-Aidska sida uu shaaciyeen Golaha Deegaanka. Dawada ayaana guud...

Xisbiga Centerpartiet oo soo bandhigay Arimaha ugu muhiimsan hadii uu guuleesto..

0
xisbiga Centerpartiet oo kamid ah xisbiyada sida aadka ugu jira doorashada ayaa sheegay in uu diirada saarayo xaquuqda dadka lixaadka laheen kuwaasi oo u baahan...

Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

0
Waxaa socota Tirinta codadka Doorashada Sweden oo bilaabatay waxana warbaahinta heshay hordhaca natiijada kasoo baxday codadka lasii tiriyay. Saacada marka ay aheyd 22.45,pm oo daqiiqado kasoo wareegtatay...

Ku dhawaad 5 Kalkaaliso oo joojiyay Shaqadooda isbitaalka Degmada Ystad.

0
isbitaalka Degmada Ystad waxaa soo foodsaartay kalkaaliso la.an kadib markii ay shaqada joojiyeen ku dhawaad 5 kalkaaliso oo isbitaalka ka shaqeenayay. Sababta ay kalkaalisooyinka u joojiyaan...