Friday, April 26, 2024

Xisbiga Liberalerna oo kasoo horjeestay Qoondada Xadidan ee Qaxootiga Sweden qaadaneyao

0
xisbiga Liberalerna ayaa kasoo horjeestay qoondada Sweden ee Qaxootiga ay qaabileyso xisbiga ayaana taageersan in aan la xadidin tirada Qaxootiga ee Wadanka iska dhiibaya...

Dowlada oo dooneysa in Lacagta deynta loo fududeeyo Dadka u baahan Leysinka Gawaarida (Körkort)

0
Dad aad uga tiro yar intii la filayey ayaa qaatay amaahda laysanka wadista ee gaariga ee CSN. Tan waxaa ku dhawaaqay Wasiirka Kaabayaasha Tomas...

Sharciga ku meelgaarka Sweden ee Qaxootiga oo la joojinayo

1
soo jeedinta in isbadal lagu sameeyo Sharciga ku meel gaarka Sweden ee Qaxootiga ayaa loo diray gudiga Barlamaanka ee arimaha Qaxootiga iyadoo ay jirto...

Gotenborg:- Tareenada qaar oo loo hakiyay Kuleelka jira dartii

0
Maamulka Gadiidka ee Caasimada Götenborg ayaa hakiyay tareenada qaar ee ka jira magaalada gaar ahaan kuwa duqa ah sababta ayaana lagu sheegay kuleelka jira...

Muhiimada Khudbadii Raisal’Wasaaraha Sweden ee Furitaanka Barlamaanka

0
Maanta waxaa toos loo furay kala fadhiga Barlamaanka Sweden oo Fasaxa Kuleelaha ku maqnaa waxana Furitaanka ka qeyb galay Raisal'Wasaaraha Sweden iyo Boqorka Dalka...

Erna Solberg ” Norway Xadkeeda uma fureyso Dalka Sweden iyo Wadamada kale ee Scandinavia

0
Raiisel wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa u sheegtay dhigeeda Sweden Stefan Löfven in Norway aysan si buuxda u furi doonin soohdinta ay la leedahay...

Xisbiga V oo ka laabtay hanjabaadiisa Dowlada ee Kalsooni kala noqoshada

0
Xisbiga Bidixda ayaa ka noqday hanjabaadii ahayd in la rido dowladda. - Ilaa iyo inta aad sii wadaan baaritaanka ma aha wax qalad ah in...

Vänsterpartiet ” Wali way taagan tahay Qatarta ah in Dowlada Sweden la rido ”

0
Dowlada ayaa xirtay baaritaanka lagu sameenayo shariga LAS - laakiin hanjabaadii xisbiga bidixda ee riditaanka dowlada ma dhamaan wali oo waa taagan yahay Taasi...

Qeybaha ugu badan ee Garoonka Diyaaradaha Oslo oo la xiray

0
Qeybo badan oo ka mid ah garoonka diyaaradaha ee Oslo Gardermoen ayaa loo xirey cudurkan faafa awgood, sida ay ku soo warantay idaacada Norway...

Xaafada Rinkeby oo Toogasho ka dhacday Maanta, Faah-faahin laga helay Qofka la toogtay

0
Xaafada Rinkeby ayaa maanta galinka hore waxaa ka dhacday toogasho sida ay qortay Warbaahinta Aftonpladet. Toogashada ayaa loo geestay Qof da'diisa lagu sheegay 30 sano...