Home Wararka Maanta Muhiimada Khudbadii Raisal’Wasaaraha Sweden ee Furitaanka Barlamaanka

Muhiimada Khudbadii Raisal’Wasaaraha Sweden ee Furitaanka Barlamaanka

0

Maanta waxaa toos loo furay kala fadhiga Barlamaanka Sweden oo Fasaxa Kuleelaha ku maqnaa waxana Furitaanka ka qeyb galay Raisal’Wasaaraha Sweden iyo Boqorka Dalka labadooda ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka.

Stefan Löfven ayaa Khudbadii kusoo hadal Qaaday Arimo dhoor ah sida Xaalada Corona isagoo uga Mahadceliyay Xisbiyada sida ay ula Shaqeeyeen waqtigaasi adag waxa uu soo hadal qaaday Kooxaha Gangiska ee wadanka ku soo batay.

РMarkay Kooxaha Gangiska ay Cabsi ku abuuraan Goobaha Dadka Nugul dadka way ku adagtahay in Halkaasi ku noolaadaan waa in Dadka ay qaataan Masuuliyadooda oo iska soo saaraan Kooxaha Gangiska ayuu yiri L̦fven.

Dambiilayaasha, Gangiska ama Koox yaysan ku fakarin in ay ka xoogbadanyihiin Bulshada.

Boqorka Sweden oo Khudbad jeediyay ayaa u rajeeyay xubnaha baarlamaanka Awood, geesinimo iyo xikmad ku aadan shaqadooda muhiimka ah wuxuuna ku dhawaaqay baarlamaanka 2020 inuu furan yahay.

Raisal wasaaraaha ayaanan soo qaadan Qodobo dhoor ah oo la filyay sida arimaha Qaxootiga

Somaliska Stockholm

Turjumay Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here