Home Wararka Maanta Gotenborg:- Tareenada qaar oo loo hakiyay Kuleelka jira dartii

Gotenborg:- Tareenada qaar oo loo hakiyay Kuleelka jira dartii

0

Maamulka Gadiidka ee Caasimada Götenborg ayaa hakiyay tareenada qaar ee ka jira magaalada gaar ahaan kuwa duqa ah sababta ayaana lagu sheegay kuleelka jira iyo saameeyn ka dhalan karta.

warbaahinta gudaha Gotenborg ayaa ku waramaya in Tareenadaasi duqa ah aysan laheyn mukeefka sameeya qabowga taasi oo ugu wacan tahay hakintooda.

go’anka lagu joojiyay shaqooyinka tareenadan ku kala goosha caasimada dhexdeeda ayaa sameyn ku yeeshay tareeno badan oo gamal ah.

Caasimada Götenborg ayaa aad u isticmaasha tareenada nuuca gamalka madama aysan magaalada laheen tareenada dhulka hoostiisa mara sida Stockholm oo kale.

Foto: Adam Ihse / TT

Somaliska Götenborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here