Tuesday, May 7, 2024

Försäkringskassan:- Laga bilaabo 1 November waxaan dib u bilaabeynaa Cadeymaha Warqadaha Dhaqtarka (läkarintyg)

0
Shuruudaha looga baahan yahay caddeynta caafimaadka ee Dhaqtarka ayaa dib loo soo celin doonaa 1 Nofembar marka la codsanayo lacagta jirrada ama kaalmada daryeelka...

Booliska Norway oo FBI Mareykanka ka codsaday in kiiska Mahad Abiib ka gacansiiyaan

0
Mahad Mahamud wuxuu noqday aabo wuxuuna u wareegay Paris. Norwey, qareenkiisa wuxuu aadayaa maxkamada si uu u sii daayo warbixinno sir ah oo booliisku ka...

Raisel Wasaaraha Sweden oo Khudbad jeedinaya maalinta bari ah

0
Sida ay shaaciyeen warbaahinta dowlada waxaa maalinta bari oo axad ah lagu wadaa in Raisel wasaaraha Sweden jeediyo Khudbad taasi uu kaga hadlayo xaalada...

Dowlada Sweden oo ka jawaabtay Qorshaha Xisbiga SD ee lagu joojinayo Luuqada Hooyo

0
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose. Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...

Xisbiga Centerpartiet oo soo Jeediyay in kBarlamaanka Sweden Laga Mamnuuco App-ka TikTok

0
Xisbiga Centerpartiet ayaa ku baaqay in la mamnuuco isticmaalka TikTok ee xubnaha iyo shaqaalaha baarlamaanka Sweden. "Waxaan u maleyneynaa in la joogo waqtigii la dhihi...

Lacag Dheeri ah oo loogu deeqay Dugsiyada Waxbarasho ee Stockholm

0
Magaalada Stockholm ayaa 102 milyan karoon ku bixineysa dugsiyada hoose ee magaalada. Ku dhawaaqistan ayaa timid ka dib markii ay mudaharaad sameeyeen shaqaalaha dugsiga...

Meydka Saddex Qof oo laga helay Gaari Dhexdiisa Magaalada Västmanland

0
Saddex qof ayaa meydkooda laga helay gaari ku sugnaa magaalada Västmanland ee waqooyi galbeed ee magaalada Stockholm. Booliska ayaa kiiska u baaraya inuu yahay dil. Saddexda...

War Deg Deg Ah:- Booliska Sweden oo Ogolaaday Codsi Cusub oo Quraanka Lagu Gubayo

0
Sloane Momica ayaa booliiska ka helay ogolaansho ah in uu Quraanka ku gubo bannaanka safaaradda Iran ee Lidingö ee caasimadda Stockholm, sida ay ku...

Hoos u dhac ku yimid tirada Qaxootiga Dalka Sweden

0
2,800 oo qof ayaa lagu qiyaasaa inay u baahan yihiin waxa loogu yeero degenaansho loo qoondeeyey dalka Iswiidan sanadka soo socda waana tiradii uug...

Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm

0
Laba qof ayaa lagu toogtay xaafad ku taal Västberga ee koonfurta Stockholm. Dadka dhaawacmay ayaa kala ah nin iyo naag, sida uu sheegay Joornalka Aftonbladet. Warka...