Home Wararka Caalamka Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm

Toogasho ka dhacday Koonfurta Caasimada Stockholm

0

Laba qof ayaa lagu toogtay xaafad ku taal Västberga ee koonfurta Stockholm.

Dadka dhaawacmay ayaa kala ah nin iyo naag, sida uu sheegay Joornalka Aftonbladet.

Warka ku saabsan ku saabsan toogashada ka dhacday xaafadda Västberga ayaa booliska ka war heleen abaaro 00:51.

Dembiilayaasha ayaa la sheegay in ay xoog ku galeen guri kadibna ay toogteen labada qof.

Goobjoogayaal badan ayaa maqlay toogashada waxayna waceen 112 qof iyagoo markaasi ku wargaliyay.

– Waxay naga soo waceen guriga ka dhacday toogashada iyo guryaha kale labadaba ayuu yidhi Daniel Wikdahl. afhayeenka booliska ee Stockholm.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here