Home Wararka Maanta Booliska Norway oo FBI Mareykanka ka codsaday in kiiska Mahad Abiib ka...

Booliska Norway oo FBI Mareykanka ka codsaday in kiiska Mahad Abiib ka gacansiiyaan

0

Mahad Mahamud wuxuu noqday aabo wuxuuna u wareegay Paris. Norwey, qareenkiisa wuxuu aadayaa maxkamada si uu u sii daayo warbixinno sir ah oo booliisku ka heleen sirdoonka Mareykanka iyo Kanada.

Booliska Dalka Norway ayaa xiriir la sameeyay FBI Dalka Mareykanka iyo Canada iyagoo ka codsanaya in laga gacansiiyo jinsiyada rasmiga ee Mahad Abiib waxana FBI Mareykanka ay Warbixin dheer ay ka diyaariyeen Mahad Abiib.

Warbixinta ayaa muujineysa halka rasmiga uu kasoo jeeda Mahad Abiib lakin taasi Dowlada Norway way qarisay sida uu sheegayo Qareenka Mahad Abiib oo hada ku waramaya in arintaasi keeni karta in Mahad abiib uu dib u heli karo sharcigiisa.

Waa aabbaha han leh oo noloshaasi ku soo korortay gabadh afar bilood jirta hada iyo wiil hal sano iyo saddex bilood jira, oo hooyadiis ku haysato dhalashada Norway kuna nool Norway.

– Wax badan ayaa dhacay, Waxa ugu fiican ayaa ah inaan aabe noqday. Lama sharixi karo  Dadka oo dhami carruur ma heli karaan, sidaa darteed waan nasiib badanahay waana ku faraxsanahay taas, ayuu yidhi Mahad.

ugu danbeyn Mahad ayaa hada ku sugan Dalka Faransiiska halkaasi uu ka heesto deganaansho ku meel gaar ah oo uu ka helay dowlada Faransiiska.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here