Home Wararka Caalamka War Deg Deg Ah:- Booliska Sweden oo Ogolaaday Codsi Cusub oo Quraanka...

War Deg Deg Ah:- Booliska Sweden oo Ogolaaday Codsi Cusub oo Quraanka Lagu Gubayo

0

Sloane Momica ayaa booliiska ka helay ogolaansho ah in uu Quraanka ku gubo bannaanka safaaradda Iran ee Lidingö ee caasimadda Stockholm, sida ay ku warantay TT.

Ogolaanshaha ayaa la siiyay ka hor inta aysan sirdoonka Iswiidhan, Säpo, ku dhawaaqin in ay kor u qaadi doonto heerka khatarta argagixisanimada oo ay ka dhigi doonto afar dhibcood.

Xaalada Amaan ee Sweden ayaa ah mid Kacsan tan iyo Markii la bilaabay Quraan Gubista, Dowlada ayaa dhankeeda Sheegtay inay Fashilisay Weeraro Argigixiso.

Xigasho: app.tt.se

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here