Home Wararka Caalamka Xaafada Rinkeby oo Toogasho ka dhacday Maanta, Faah-faahin laga helay Qofka la...

Xaafada Rinkeby oo Toogasho ka dhacday Maanta, Faah-faahin laga helay Qofka la toogtay

0
Foto: Rebecka Lindqvist/Sveriges Radio.

Xaafada Rinkeby ayaa maanta galinka hore waxaa ka dhacday toogasho sida ay qortay Warbaahinta Aftonpladet.

Toogashada ayaa loo geestay Qof da’diisa lagu sheegay 30 sano jir oo dhaawac kasoo gaaray toogashada.

Abaaro Galanta 5 Galabnimo Booliska ayaa shaaciyay in Shaqaalaha isbitaalka Xaqiijiyeen in Qofka la toogtay uu dhintay Dhaawaca kasoo gaaray Toogashada.

Jens MÃ¥rtensson oo u hadlay Booliska ayaa sheegay in Ninka la toogtay Saaka uu u dhintay dhaawaca kasoo gaaray Toogashada.

9:30 Subaxnimo ee Saaka ayay Aheyd markii Booliska ay gaartay War ku aadan in Toogasho ka dhacday Xaafada Rinkeby iyadoo markaasi wixii ka danbeeyay uu booliska waday Baaritaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here