Tuesday, May 21, 2024

Arbetsförmedlingen:- Heerka Shaqo la’anta oo Sare u kaceysa waliar

0
8540 qof oo kale ayaa iska diiwangeliyay xafiiska shaqalaha bulshada ee iswiidhan usbuucii hore. Saddex meelood meel dhamaan dadka cusub ee soo galay waxay...

Tirada Dhimashada Corona ee Sweden oo lasoo bandhigay maanta

0
Sweden ayaa maanta laga diiwaan galiyay dhimashada afar qof oo Xanuunka Coronavirus mudada afarta saac ee lasoo dhaafay sida ay shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha...

Sweden oo joojineysa Ahmiyada lagu siiyo Dadka qaar goobaha Daryeelka Caafimaadka

0
Dowlada Sweden ayaa baaritaan ku sameeneysa Goobaha Daryeelka Caafimaadka madama ay jiraan Dadka swidhish ah oo la siiyo afmiyad gooni ah iyagoo ku jira...

Sweden oo 20 Billion Kr u qoondeesay Caafimaadka iyo Daryeelka Waayeelka

0
Shir jaraa'id oo maanta qabatay Dowlada ayaa lagu shaaciyay Lacag gaareysa 20 billion oo Dowlada ku maamgalineyso Caafimaadka iyo Daryeelka goobaha waayeelka Lacagtaasi iyo...

Bilowga Sanadkan 20 kun oo Qof oo laga ceshtay Kaarka Wadista Gawaarida (Körkort)

0
Intii lagu gudajiray qeybtii hore ee sanadka 2020, 20,303 liisanka wadista gawaarida ayaa wakaaladda gaadiidka ee Sweden kala noqotay Dadka ku nool wadanka Sweden...

Cudurka Corona oo ku sii kordhaya Caasimada Stockholm

0
Sida ay masuuliyiintu sheegeen, 660 kiis oo cusub oo cudurka loo yaqaan 'Covid-19 virus' ayaa la soo sheegey afartii maalmood ee la soo dhaafey,...

Sharciga Cusub ee shaqada Dalka Sweden oo laga heshiiyay Khilaafkiisa

0
buuqa badan ayaa ka dhashay sharciga cusub ee dowlada dooneysay kaasi oo lagu badbaadinayo qofka shaqeeya. Shirkadaha iyo ururada shaqaalaha waxay ka hadleen sida ay...

Sweden 19 qof oo corona u dhimatay tirada guud oo mareysa 6340

0
Tirada dhimasha xanuunka corona ee Dalka Sweden ayaa maanta laga diiwaangaliyay 19 qof taasi oo tirada guud ka dhigeysa 6340 sida ay maanta soo...

Dadkee ayaa laga Ceshanayaa Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ” Wasiirada Socdaalka Sweden oo ka jawaabtay

0
Dhawaan Dowlada ayaa shaacisay in ay wado Qorshe Sharciga Deganaanshaha Rasmiga looga Ceshanayo Dadka Magangayo doonka ah ee Dalka ku Nool. Wasiirada Socdaalka Sweden Maria...

Sweden oo Sheegtay in Gubista Quraanka ay halis ku tahay Amaanka iyo Danaha Dalka

0
mudo kooban Dowlada Sweden waxay joojisay labo codsi oo ku aadan in Quraanka lagu gubo Albaabka Safaarada Ciraaq loona ogolaado kuwa geysanaya falkaasi. Booliska oo...