Wednesday, May 22, 2024

Waa kuma Xisbiga ugu Ajaanibta Badan Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Sanadkan.

0
Tiro Ahaan Ajaanibta ku jirta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa aad u yar marka la fiirsho tirada Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee ku jirtta ee...

Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson oo kulan la leh Afayeenka Barlamaanka Sweden.

0
Wararka laga helayo Xaruunta Barlamaanka ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson uu kulan la qaadanayo Afayeenka Barlaanka Sweden. Kulanka ayaa noqonaya kii ugu...

Kamuunka Herrljunga oo lacagta iyo Fasaxa u kordhinaya Kalkaalisooyinka si Shaqada aysan uga tagin.

0
Kordhin Mushaharka ay qaataan iyo Fasaxyo dheeraad ah ayaa ah Qorsho kamuunka Herrljunga uu ku soo jeedinayo kakaalisooyinka ka shaqeeya Halkaasi Marka ay gaaraan...

Qof dhintay oo meydkiisa laga helay Wabiga Magaalada Örebro.

0
Qof dhintay ayaa laga soo qaaday wabiga Svartån ee Magaalada Örebro, sida uu qoray wargayska Nerikes Allehanda. Booliska ayaa ku waramaya in la tuhunsan...

Meydka Nathalie oo uga danbeyn laga helay banaanka Eksjö.

0
Booliska dalka sweden ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqay in Nathalie oo 21 sano jir ah la helay meydkeeda. Nathalie oo kasoo jeeda magaalada Eksjö ayaa...

War Hada Ah Xisbiyada Sweden oo ku heshiiyay in Luuqad lagu xiro Qaadashada Basaboorka...

0
waxaa goor dhow soo gabagaboobey kulan wadahadal uga socday faras magaalaha Stockholm xubno matalayey xisbiyada afarta ee S, MP, C iyo L. Warbixin ay heshay laanta...

Migrationsverket oo war kasoo saaray Xaalada Qaxootiga Afganistan iyo Qaxootiga loo celin karo.

1
Hay'ada laanta socdaalka sweden ee migrationsverket ayaa qoraal ay soo dhigtay website-ka laanta waxay kaga hadashay xaalada ka taagan Dalka Afganistan ee Gobolada dalkaasi iyadoo...

Sweden Wiil dhalinyaro ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm.

1
Wararka laga helayo koonfurta Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi uu ka dhacay qarax kaasi oo Wiil dhalinyaro ah uu ku dhintay waxana Qaraxa...

Götenborg qof meydkiisa oo laga helay xaafada Stigbergstorget booliska oo ka hadlay.

0
qof meydkiisa ayaa laga helay xaafada Stigbergstorget ee caasimada labaad ee Dalka sweden sida uu booliska magaalada ku qoray Websiteka (Hemsida) uu ku leeyahay...

Lix kamid ah Xisbiyada Barlamaanka Sweden oo doonaya isbadal lagu sameeyo Sharciga Caruurta.

0
In kastoo sanad kasta caruur da’doodu ka yar tahay 15 sano lagu soo ashkateeyo boqolaal danbiyo waaweyn haddana waxa aad u yar caruurta maxkamad...