Home Wararka Maanta Meydka Nathalie oo uga danbeyn laga helay banaanka Eksjö.

Meydka Nathalie oo uga danbeyn laga helay banaanka Eksjö.

0

Booliska dalka sweden ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqay in Nathalie oo 21 sano jir ah la helay meydkeeda.

Nathalie oo kasoo jeeda magaalada Eksjö ayaa la waayay 14 December ee bishan markaasi oo looga shakiyay in ay safar u aaday walalkeed oo dagan Malmö

lakin waxaa la xaqiijiyay in aysan garin magaalada Malmö taasi oo keentay in booliska ku dhawaaqaan in saro loo qaado raadinta Nathalie waxana ka qeyb qaatay booliska, malatariga iyo dad badan oo isku meel ka shaqeeyeen.

Meydka gabadhaasi ayaa la helay maanta oo axad ah xiliga qadada waxana ku dhawaaqay booliska oo intaasi ku daray in dilkeeda uusan la xiriirin wax dambi ah.

Somaliska Stockhom

Xigasho/Nyheter24

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here