Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Magaalada Malmö goor dhow.

Qof lagu toogtay Magaalada Malmö goor dhow.

0

Qof ayaa lagu toogtay Magaalada Malmö xiliga fiidkii ee Caawa Saacada marka ay aheyd 8:00 pm sida uu qoray joornalka Sydsvenskan.

Weerarka ayaa u muuqday mid lagu doonayay in lagu qaarajiyo qofkaasi oo dhaawac kasoo gaaray dhanka Bowda ee lugta.

Nawaaxiga Xaafada Rosengård gaar ahaan goobta uu weerarka ka dhacay ayaa la xiray waxana dhaawaca qofka la toogtay isbitaalka Skåne University Hospital oo ku yaalla Magaalada Malmö.

Stefan Olofsson oo ka tirsan Booliska Malmö ayaa warbaahinta u sheegay in ninka la toogtay oo 25 sano jir ah lagu daweenayo isbitaalka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here