Home Wararka Maanta isbadal ku imaanka kara Xaalada Qaxootiga Sweden.

isbadal ku imaanka kara Xaalada Qaxootiga Sweden.

0

isbadal ku imaanka kara Xaalada Qaxootiga Sweden.

Tan iyo bishii sempter ee sanadkan oo doorasho ka dhacday dalka sweden waxaa hoos u dhacay shaqada laanta socdaalka sweden kadib saameyn kaga timid dhanka doorashada dalka ka dhacday iyo waliba isbadalka la filayo in ay ku soo kordhaan sharciyada dalka.

dadka sugaya jawaabaha kiiskooda ayaa la kulmay xiliga doorashada halka qaarkood ay la kulmeen fasaxyada dalka ka jira oo bilowday bilowga isbuucaan.

Sharciyada soo kordhi kara.

inkastoo dowlada iyo xisbiyada dalka ka jira ay heshiis ku yihiin sharciyada soo baxay sanadkii 2015 hadana dhanka kale waxaa la filan karaa in sharciyo cusub ay soo kordhaan kuwaasi oo dowlada cusub soo saari karto.

Sharciyada cusub ayaa noqon kara kuwa faa.ido u leh Qaxootiga ama kuwa dhibaato ay kala kulmaan Qaxootiga cusub ee dalka soo garaya iyo kuwa hada ku jira kiisaska cusub.

laanta socdaalka sweden ayaa dhawaan soo saartay in miisaaniyada sanadka cusub ee migrationsverket ay tahay mid adag madama aanan la helin lacag ku filan.

ugu danbeyn dad badan oo sugaya kiisaskooda jawaabaha ayaa jawaab deg deg ah heli kara hadii dowlad cusub lagu guuleesto madama xaalada siyaasada dalka aysan wali cago ku taagneyn.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here