Home Wararka Maanta Dhul gariir laga dareemay Degmada Gävle.

Dhul gariir laga dareemay Degmada Gävle.

0

Dhul gariir ayaa laga dareemay Degmada Gävle habeenkii xalay sida ay sheegeen dadka Deegaanka oo dareemay dhul gariiskaasi oo dhacay abaaro 22:22 ee xalay.

Dadka Deegaanka ku nool ayaa warbaahinta u sheegay in dhul gariirka uu ahaa mid la dareemi karo waxana dhaq dhaqaaqay guryaha iyo sidoo kale alaabta dhex taalay guriga.

Björn Lund oo ka tirsan jaamacada Upsala univesity ayaa sheegtay in aan la ogaan karin cabirka dhul gariirkaasi oo dhacay xalay 22:22 xiliga sweden.

Qofna kuma dhaawacmin Dhul gariirka ka dhacay Magaalada  Gävle kaasi oo dhacay isla goobtii uu sanadkii hore ka dhacay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here