Home Wararka Maanta Norway oo Muslimiinta u diiday in ay dhistaan School dhexe oo Islami...

Norway oo Muslimiinta u diiday in ay dhistaan School dhexe oo Islami ah.

1

Dowlada norway ayaa markale diiday go.an dadka muslimiinta ay ku dhisanayeen iskuul dhexe oo aas aaskiisa yahay islaamka.

Sababta dowlada u diiday Schoolka ayaa lagu sheegay in uu ka hor imaanayo isdhexgalka bulshada norway ee dhanka waxbarashada iyo luuqada.

Wasiirka Waxbarashada iyo isdhexgalka norway Jan Tore Sanner ayaa dhenkiisa diiday codsiga schoolka islaamka isagoo yiri ” Waxaan diidnay codsiga sababtoo ah schoolka maahan mid ku haboon manhanja iyo isdhexgalka Dalka”

Sanadkii 2015 ayay aheyn markii ugu horeesay ee dowlada laga codsaday School waxbarasho oo islaami ah lakin Dowlada ayaa durba diiday codsigaasi iyadoo markale hada lagu celiyay.

Sweden ayaa caadiyan dadka siisa xurnimo iyadoo ay ka dhisanyihiin school ku dhisan diinta islaamka kuwaasi oo laga cuno cunooyin xalaal ah iyo goobo lagu tukado.

Somaliska Stockholm

xigasho/Norway today

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here