Stefan Löfven oo loo kordhiyay Waqtiga si taageero uga helo xisbiyada kale ee Dalka.
Hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfven ayaa helay waqti dheeraad ah si uu u helo taageero uu ku noqonayo ra'iisal wasaaraha sweden sida uu sheegay...
Xisbiga Miljöpartiet oo diidaya hadii uusan qeyb ka aheyn Dhismaha Dowlada ee Socialdemokraterna.
xisbiyada kala ah Miljöpartiet iyo socialdemokraterna ayaa hogaaminayay mudo afar sano ah Dowlada Sweden waxana Markale uu Xisbiga Miljöpartiet ku celiyay in uu doonaya...
Digniin laga soo saaray Dhicista ( Silbashada ) iyo Hawo Baraf wadata oo la...
Madama uu bilowday Xiliga Finterka ( Vinterka ) ama Qaboobaha ayaa la filayaa in wadanka oo idil ay ka da.aan baraf xoogan.
Barafka kahor ayaa...
Annie Lööf iyo Björklund oo Taageeraya Stefan Lövfen hadii uu Buuxiyo Sharuudaha Soo Socda.
Labada Xisbig ee kala Ah Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa u muuqda kuwa taageeraya Xisbiga Socaildemokraterna hadii uu buuxiyo Sharuudahooda.
labada Xisbiga ayaa soo jeediyay isku...
Xaafada Rinkeby Xukun Sadax Sano oo lagu Riday 17 Sano jir dil ka geestay...
17 Sano jir lagu heesto Dilkii ka dhacay Maqaaxi ku taalla Xaafada Rinkbey ayaa lagu riday xukun la xiriira dilkaasi.
Dilka oo dhacay Bishii Janaayo...
Hogaanka Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo loo dheereeyay Waqtiga lagu Haynayo Xabsiga.
Maxkamada Degmada Stockholm ayaa go.ansatay in Xabsiga lagu Hayo Maamulka iskuulada Al-Azhar kuwaasi oo lagu heesto Dambiyo la xiriira dhanka Dhaqaalaha iyo wax isdaba...
Siyaasiyiinta Xisbiga Liberalerna oo isku raacin codeynta Barlamaanka ee Stefan Lövfen.
isbuuca danbe ayaa lagu wadaa in Barlamaanka dalka uu codkiisa siiyo Raisal wasaare Stefan Löfven hadii uu noqon karo Raisal wasaaraha Cusub ee Sweden.
Stefan...
Sharciga Cusub oo Hooyo Swedish ah u diiday in Wiilkeeda u bixiso Magaca ay...
Emelie Gustafsson oo ah hooyo Swedish ah kuna nool magaalada Vålberg ayaa loo diiday in ay magac u bixiso wiil ay dhashay dhawaan.
Hooyada ayaa...
Xukun lagu riday Nin Baakado Caano iyo biyo u soo diray Dad uu Mobile...
21 sano jir ku sugan Magaalada Halmstad ayaa lagu xukumay Xukun ku aadan in uu sameeyay Qayaano isagoo isticmaalaya Websiteka Blocket.
Ninka ayaa Qaab Online...
Xisbiga Moderateka oo soo bandhigay Lacagta uu siinayo Kamuunada Dalka.
Xisbiga Moderateka ayaa soo bandhigay Lacagta uu ugu tala galay Kamuunada Dalka ka dhisan Sanadka danbe.
Xisbiga ayaa sheegay in Sanadka danbe ay kamuun walbo...