Akhriso Sharciyada Cusub ee ka bilaabanaya Sweden Bilowga Sanadkan Cusub.
Sharciyo cusub ayaa ka bilaabanaya dalka sweden bilowga sanadka cusub waxana ugu muhiimsan dadka ka hooseeya 23 sano oo bilaash loogu hagaajinayo ilkaha
Janaayo 1,...
Afayeenka barlamaanka oo ka hadlay Kulamada uu la qaatay Hogaamiyasha Xisbiyada
Afayeenka baarlamanka Sweden Andreas Norlén ayaa dhowaantan ka faallooday wadahadallo uu la yeeshey labada hoggaamiye ee Stefan Löfven (S) iyo Ulf Kristersson (M).
'' waxaan...
Sharci Cusub oo bilaabanaya bisha June ee sanadka Danbe.
Waxaa soo dhow u dabaal degga sannadka cusub ee 2019 hase yeeshee sannadkan ayay ugu dambeysaa in dadka caadiga ah ka soo iibsan karaan...
Xisbiyada Socialdemokraterna iyo Moderateka oo maanta laga Sugayo Qorshe Cusub.
Maanta oo jimce ah ayaa laga sugayaa hoggaamiyayaasha xisbiyada Sooshaalka iyo Moderat-ka Stefan Löfven iyo Ulf Kristersson in ay ku war celiyaan afhayeenka baarlamanka...
Sanadkan 33 Erayo Cusub oo ku soo biiray Luuqada Swidhishka.
Laga soo bilaabo 1986 waxaa sannad walba haddaayaa la soo bandhigaa ereyada cusub ee ku soo biirey qaamuuska afka ee luuqadda iswiidhishka.
Sannadka 2018 waxaa...
SMHI oo digniin xoogan kasoo saartay Silbashada wadooyinka.
Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan dalka sweden ee SMHI ayaa digniin xoogan kasoo saartay silbashada wadooyinka dalka kadib markii uu dhalaalay barafka dhawaan da.ay.
maalinta...
Dhul gariir laga dareemay Degmada Gävle.
Dhul gariir ayaa laga dareemay Degmada Gävle habeenkii xalay sida ay sheegeen dadka Deegaanka oo dareemay dhul gariiskaasi oo dhacay abaaro 22:22 ee xalay.
Dadka...
isbadal ku imaanka kara Xaalada Qaxootiga Sweden.
isbadal ku imaanka kara Xaalada Qaxootiga Sweden.
Tan iyo bishii sempter ee sanadkan oo doorasho ka dhacday dalka sweden waxaa hoos u dhacay shaqada laanta...
Qof lagu toogtay Magaalada Malmö goor dhow.
Qof ayaa lagu toogtay Magaalada Malmö xiliga fiidkii ee Caawa Saacada marka ay aheyd 8:00 pm sida uu qoray joornalka Sydsvenskan.
Weerarka ayaa u muuqday mid...
Meydka Nathalie oo uga danbeyn laga helay banaanka Eksjö.
Booliska dalka sweden ayaa ugu danbeyn ku dhawaaqay in Nathalie oo 21 sano jir ah la helay meydkeeda.
Nathalie oo kasoo jeeda magaalada Eksjö ayaa...
















