Tuesday, May 14, 2024

Waa kuma Xisbiga ugu Ajaanibta Badan Xubnaha Barlamaanka Sweden ee Sanadkan.

0
Tiro Ahaan Ajaanibta ku jirta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa aad u yar marka la fiirsho tirada Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee ku jirtta ee...

Gotenberg Maxkamad 14 Sano ku xukuntay nin toorey ku dilay Nin kale.

0
Maalmo kahor sanadka cusub Bartamaha Caasimada Gotenburg Waxaa lagu dhaawacay Qof kaasi oo toorey lagu dhaawacay. Dhaawaca kadib ayuu ninkaasi u dhintay weerarka loo geestay...

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraternas Jimmie Åkesson oo Sharuud ku xiray Taageerida Moderatka.

0
Dhismaha Dowlada Cusub iyo Xisbiga hogaaminaya Dalka ayaa wali dhibaato ka taagan tahay kadib markii Hogaamiyaha Xisbiga M uu shaaciyay in uu ka quustay...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga ay sanadkan kasoo qaadatay Qaxootiga Caalamka.

0
Dalka Sweden ayaa shaaciyay Tirada Qaxootiga ay soo qaateen Sanadkan 2018 ee dhamaanaya. Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa websitekeeda ku qortay in Sanadkan...

Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson oo ku fashilmay dhismaha Dowlad Alliancen ah.

0
Mudo labo isbuuc ah ayuu qabsaday Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna si uu u soo dhiso dowlad cusub oo hogaaminayaan garabka Alliancen. isku dayga xisbiga ayaa u...

Faafaahin Qof Tooray lagu Dilay Xaafada Rosengård ee Caasimada Malmö.

0
Weerar loo adeegsaday Mindi ama Toorey ayaa ka dhacay Xaafada Rosengård ee ku taalla caasimada Sadaxaad ee Wadanka sweden ee Malmö. Weerarka ayaa ka dhacay...

Ulf Kristersson oo Maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén.

0
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa maanta la kulmaya Afayeenka Barlamaanka Sweden kulankaasi oo dhacaya galabta. Ulf Kristersson ayaa heesta mudo labo isbuuc ah waxana hada...

Dhul Gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden Maanta oo isniin ah.

0
Saaka aroortii hore ayaa mar qura waxaa dhul gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden gaar ahaan galbeedka Skövde. Warbaahinta gudaha ee Gobolkaasi oo ka waramay...

Uppsala Iskuul Waxbarasho oo lagu gubay Halkaasi habeenki xalay.

0
Xalay saqdii dhexe ayaa iskuul waxbarsho waxaa lagu gubay Magaalada Uppsala gaar ahaan nawaaxiga Gottsunda. kooxaha dab damiska oo gaaray goobta ayaa isku dayay in...

Stockholm Iskuulada Waxbarashada qaar oo soo kordhiyay Darbiyada aan laga gudbi karin.

0
Dalka sweden waa iska caadi rabashadaha ka dhaca goobaha iskuulada iskuulada qaar ayaa hada bilaabay qorsho ay kaga hortagayaan rabashada dhaca. Baaritaan uu sameeyay Talafashinka...