Home Wararka Maanta Sanadkan 44 qof oo ku dhimatay 300 boqol oo toogasho oo ka...

Sanadkan 44 qof oo ku dhimatay 300 boqol oo toogasho oo ka dhacday gudaha Sweden.

1

Booliska Dalka sweden ayaa sanad kasto dhamaadkiisa soo gudbiya tirakoobka lagu sameeyo rabshadaha ka dhaca dalka gaar ahaan toogashooyinka ka dhaca Dalka kuwaasi oo salka ku haya kooxaha gangiska.

Sanadkan 2018 waxaa sweden ka dhacay 300 boqol oo toogasho ah kuwaasi oo goobo badan oo dalka ah ay ka dhaceen toogashooyinkaasi waxaa ku nafwaayay 44 qof.

tirada dadka la toogtay ayaa muujineysa mid aad u sareysa marka lala barbardhigo sanadihii hore oo dad yar ay ku dhinteen toogashooyinka dalka ka dhaca.

sanadihii u danbeeyay tirada dhimashada dalka ka dhaceysa ayaa korortay afar sano kahor sanadkii 2014 waxaa la dilay 19 qof oo kaliya sanadkii 2012 waxaa la dilay 12 qof oo kaliya.

somaliska Stockholm

Xigasho/Nyheter24

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here