Home Wararka Maanta Sharciyada ugu Muhiimsan ee Annie Lööf ka dooneyso Stefan Löfven si dowlada...

Sharciyada ugu Muhiimsan ee Annie Lööf ka dooneyso Stefan Löfven si dowlada u taageerto,

0

Tan iyo bishii semtemper Sweden ayaanan laheyn wax dowlad ah kadib markii xisbiyada ugu weyn dalka ay heshiis ka gaariwaayeen Nuuca Dowlada Cusub.

Xisbiyada heesta xubnaha Barlamaanka ayaa doonaya in codkooda ku taageeraan xisbiyada kale lakin waxaa hortaalla sharuudo adag oo hirgalin u baahan.

Xisbiga Center partiet ayaa kamid ah xisbiyada wata sharuudaha iyo sharciyada cusub hogaamiyaha xisbiga Annie Lööf ayaa soo bandhigtay sharciyada ay dooneyso kuwa ugu muhiimsan.

Sharciyada ugu muhiimsan waxaa kamid ah.

1 in dadka ku cusub Dalka sweden in lagu shaqaaleysiiyo mushaar yar taasi oo ka dhigan in shirkada kugu shaqaaleysiiyaan mushaar kooban.

2 Shirkadaha kireeya guryaha in ay lacag ku dari karaan xiliga ay rabaan iyadoo dowlada aysan kala hadlin ama kala tashanin,

Stefan ayaa soo dhaweeyay dib u eegista sharuudaha uu soo bandhigay xisbiga Centerka si uu ku helo kasoonida barlamaanka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here