Baaritaan lagu sameenayo Dhimashadii Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo dood ka taagan
Dowlada Sweden gaar ahaan Hay'ada u qaabilsan Dowlada arimaha lasocodka Caafimadka iyo daryeelka bulshada ee loo yaqaano Inspektionen för vård och omsorg, IVO. ayaa bilaabay...
Haweeney 50 Sano jir ah oo Maxkamad loo soo taagay Aflagaado ay u geesatay...
Maxkamada Degnmada jönköping ayaa lasoo taagay Haweeney 50 sano jir ah taasi oo lagu heestay Aflagaado ay u geesatay Haweeney kale oo ku sugneyd...
Norway oo Xadkeeda u furtay Sadax Gobol oo ka tirsan Sweden iyo Sharuud ay...
Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go'an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in...
Maxkamada oo fasaxday Safiirkii hore ee Sweden u fadhiyay China
Dowlada Sweden ayaa maanta siideesay Anna Lindstedt oo lagu heestay kulan qarsoodi ah oo la sameesay Dowlada China kaasi oo wasaarada Arimaha Dibada Sweden la...
Sweden oo war Cusub kasoo saartay Safarada Dibada iyo Dalalka aanan loo safri karin
Dowlada Sweden gaar ahaan Hay'ada arimaha Dibada ayaa soo saartay go'ano cusub oo ku aadan Safarada Dibada iyo Dadka doonaya in ay safraan waxana...
Trump:- Waa in iskuulada la furaa Sida Dalka Sweden oo kale
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dib loo furayo iskuulada Wadanka Mareykanka si lamid ah Wadamada Sweden, Norway iyo Germany waxana uu sheegay...
Tirada Dhimashada Corona ee laga diiwaangaliyay Sweden iyo Norway Maanta
Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ayaa soo bandhigtay in 73,858 xaaladood oo ah infekshan illaa iyo hadda la diiwaangaliyay, 2469 kun oo qof la dhigey...
Denmark oo Xuduuda u furtay Dalka Sweden gaar ahaan Gobolka Skåne
Dowlada Denmark ayaa ugu danbeyn Xuduuda u furtay Gobolka Skåne oo ka tirsan dalka Sweden kaasi oo buuxiyay Sharuudaha Dowlada Denmark ku xirtay Xaduud...
Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub.
Tirada dhimashada ee lagu soo...
Stefan Lövfen ” Waxaan rabnaa siyaasad difaaceysa Xaquuqda Qofka magangalyodoonka ”
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Läfven ayaa ka hadlay wada-hadalada burburay ee u dhaxeeyay xisbiga S iyo M kaasi oo ku saabsanaa in xal...
















