Sweden oo isku diyaarineysa Heerka Labaad ee Coronavirus
kadib Shir Jaraa'id oo Dowlada Qabatay maanta ayaa lagu dhawaaqay in Sweden isku diyaarineyso heerka Labaad ee Mowjadaha Coronavirus taasi oo looga gonleeyahay in...
Wada-hadalka u dhaxeeyay Xisbiyada S iyo M ee Arimaha Qaxootiga oo burburay
Wadaxaajoodkii u dhaxeeyay Xisbiyada Moderates iyo Socialdemokraterna ee ku saabsanaa soogalootiga ayaa burburay sida uu Moderatka u sheegay TT.
Wadahadalada ku saabsan siyaasada socdaalka mustaqbalka...
Arlanda:- Shirkada SAS oo joojisay Sadax Duulimaad oo Giriiga ku socday
Shirkada Diyaarada SAS ayaa Daqiiqadii ugu danbeesay Hakisay ku dhawaad sadax Duulimaad oo ku socday Dalka Giriiga Kuwaasi oo ahaa Duulimaad toos ah Maamulka...
Stefan löfven oo ka horyimid in Qaxootiga Cusub ee Sweden laga dhigo tiro Xadidan
Raisal'Wasaaraha Sweden Stefan oo ka hadlay tirada Qaxootiga Cusub ee Dowladiisa qaadaneyso ayaa kasoo horjeestay in tiro cayiman oo Qaxooti ah la qaato waxaana...
Xisbiga Liberalerna oo kasoo horjeestay Qoondada Xadidan ee Qaxootiga Sweden qaadaneyao
xisbiga Liberalerna ayaa kasoo horjeestay qoondada Sweden ee Qaxootiga ay qaabileyso xisbiga ayaana taageersan in aan la xadidin tirada Qaxootiga ee Wadanka iska dhiibaya...
Diyaaradii ugu horeesay oo maanta ka duushay Sweden iyadoo ku sii jeeda Dalka Gariiga
Abaaro 11 Duhurnimo ee maanta oo khamiis ah ayaa diyaaradii ugu horeesay ka duushay Garoonka diyaaradaha Arland ee Caasimada Stockhom iyadoo ku sii jeeda...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo joojiyay Mamnuucida Xijaabka ee iskuulada
Xisbiga SD ayaa qorsheenayay sidii loo mamnuuci lahaa xirashada xijaabka ee goobaha waxbarashada lakin Xisbiga qeybtiisa Skåne ayaa joojiyay guud ahaan mamnuucista xijaabka go'anka...
Sharci Cusub oo maanta bilowday kaasi oo Qaxootiga Cusub Sameenaya
laga bilaabo maanta oo bisha tahay July kowdeeda waxaa bilowday Sharciga Cusub ee guuritaanka kaasi oo saameenaya Qaxootiga doonaya in ay ka guuraan Hoyga...
Goormee ayey furmayaan Safarada diyaaradaha tagaya Africa
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...
Sweden Qofka uu ku dhacay Xanuunka Corona kuma soo laabanayo Markale
kadib Shir jaraa'id oo hay'ada Caafimaadka Sweden ay maanta qabatay ayay ku shaacisay in Qofka uu ku dhaco Xanuunka Corona uusan Mar kale ku...
















