Home Wararka Maanta Sweden Afar qof oo u dhimatay Xanuunka Corona tan iyo jimcihii lasoo...

Sweden Afar qof oo u dhimatay Xanuunka Corona tan iyo jimcihii lasoo dhaafay

0

Xaalada Corona ee Dalka Sweden ayaa wali ah xeerkii ugu hooseeyay ee la diiwaangaliyo iyadoo la diiwaangaliyay dhimashada 4 qof tan iyo jimcihii lasoo dhaafay waxana intaasi dheer 751 qof oo ku soo korortay tirada dadka qaba xanuunka Corona.

tirakoob ay soo bandhigtay hay’ada Caafimaadka dadweynaha Sweden ayaa muujineysa in 85,450. qof uu ku dhacay xanuunka corona marka lagu daro 751 qof oo kiisaska cusub ah.

Tirada Dadka u baahday qeybta deg dega ah ayaa mareysa 2,546 qof.

Hoos u dhaca Corona ee Dalka Sweden ayaa ku soo aadeysa iyadoo Dalalka yurub badankooda laga soo sheegayo in uu dib ugu soo laabtay Xanuunkaasi.

Somalisa Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here