Home Wararka Maanta Hindise Cusub:- Dhibcaha Madooyinka Dugsiga sare ee Sweden oo isbadal lagu sameenayo

Hindise Cusub:- Dhibcaha Madooyinka Dugsiga sare ee Sweden oo isbadal lagu sameenayo

0
20180308 - Slutbetyg frÂn gymnasiet 2017 Foto: Anders Wiklund / TT / kod 10040

Hindise cusub oo ku aadan Dhibcaha Dugsiga sare ayay dowlada ku soo kordhineysa waxbarashada heerka sare Sharciga cusub ayaana ah mid la xiriira madooyinka ay ardayda qaataan iyadoo dhibcaha ama darajada maado walbo loo xisaabinayo ardayga hal marka oo kaliya tusaale maanta maado kasta darajada ay leedahay ayaa la xisaabiyaa dhoor mar.

maanta ardayga waxa uu helaa dhoor darajo oo hal maado ah lakin taasi badalkeeda dowlada iyo Sharciga cusub ayaa dhigaya in maado kasta laga dhigo hal darajo oo kaliya intii dhoor dhibco laga dhigi lahaa.

Ardayda iyo macalimiinta ayuu aad u anfacayaa tusaale Macalin ayaa xisaabindoona hal darajo oo kaliya halkii marka hore uu maado kaliya ka diyaarin lahaa dhoor darajo oo ardayga ka keenay maadadaasi.

Jörgen Tholin oo sameeyay sharciga ayaa sheegay in sharciga uu yahay mid wax badan ka badalaya heerka waxbarashada ee ardayda.

Photo: TT

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here