Home Wararka Maanta Iibsiga Gawaarida Lasoo isticmaalay oo Korortay gudaha Sweden

Iibsiga Gawaarida Lasoo isticmaalay oo Korortay gudaha Sweden

0

tan iyo markii uu Xanuunka Corona uu soo kordhay waxaa korortay iibsashada Gawaarida lasoo isticmaalay taasi oo ugu wacan dadka badankooda oo aanan dooneenin raacitaanka Busaska iyo Tareenada Wadanka iyagoo ka cabsi qaba halista cudurka Corona.

Sida uu ku waramayo Madaxda Websiteka Blocket oo iibiya waxyaabaha celiska gaar ahaan Gawaarida ayaa sheegay in ay korortay tirada dadka iibsanaya gawaarida celiska inta lagu jiray Xaalada Corona waxaa webka laga iibsaday nus milyan gawaari celis ah.

boqolkiiba 25 ayay kordheer Dadka soo booqda webka Blocketka waxana dhamaaday badi gawaarida ku jiray webka ayuu sheegay madaxda qeybta Xiriirka ee Webka ninka lagu magacaabo Teru.

Xaalada Corona ee Sweden ayaa saameyn ku yeelatay Nolosha caadiga ah waxana taasi ay keentay in shaqooyinka wadanka ay qaarkood joogsadaan.

Foto Janerik Henriksson / SCANPIX / TT

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here