Home Wararka Maanta Sadax Qof oo Corona ugu dhimatay Dalka Sweden

Sadax Qof oo Corona ugu dhimatay Dalka Sweden

0

Sadax qof ayaa u dhimatay Xaalada Corona ee ka jirta Dalka Sweden taasi oo ka dhigan in dhimashada guud gaarto 5,813 qof sidoo Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa Xaqiijiyay in Kiisas Corona uu marayo 86,712 qof.

Xaalada Corona ayaa hoos ugu sii dhaceyso Sweden iyadoo dhawaan Dowlada soo bandhigtay Talaalka Corona oo bilaabanaya sanadka danbe.

Nolosha Dalka Sweden ayaa ah mid caadi ah lakin Dowlada waxay wali ku talineysaa in la ilaaliyo Tilmaamaha Caafimaad ee hay’ada Caafimaadka Dadweynaha.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here